(Sawirro) Wafdigii Qatar & xubno ka tirsan Musharaxiinta oo caawa ku shirsan Muqdisho

Shir u dhaxeeya xubno ka tirsan Midowga Musharaxiinta mucaaradka ah iyo wafdigii ka socday dowladda Qatar ee dhawaan soo gaaray Soomaaliya ayaa caawa ka socda Hotelka Decale ee u dhaw garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Wafdigan oo uu horkacayo Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha dibadda dowladda Qatar Dr. Mutlaq Al-Qahtani ayaa xubnaha ay … Continue reading (Sawirro) Wafdigii Qatar & xubno ka tirsan Musharaxiinta oo caawa ku shirsan Muqdisho